
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Madaxda maamullada waaxaha baarlamanka ayaa la siin doono aqoonkororsi la xiriira muqaadaraadka iyo masuuliyadda bii'ada shaqo. Tartanka heesaha hirgaley ee Yurub ayey sannadka u meteli doonaan fannaa...
11 Mars 20241min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Toban qof ayaa lagu soo oogay dambiyo maaliyadeed oo halis ah. Faraskii Iswiidhan ugu da'da weynaa ayaa dhintay. Afar qof oo lagu raadjoogay ayaa la dhigay xabsiga, waxa looga shakisan yahay inay ku l...
8 Mars 20241min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Sweden ayaa u soo bandhigtay Israel iyo EU wada xajood la xidhiidha baahida binadamnimo ee ka taagan Qaaza. Sanadkii hore waxa Sweden ku dhashay tiraduu ugu yareyd ee ilmo ay haween dhalaan. Xirfadda ...
7 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda sare ayaa go'aan ku gaartey in aanay ogolaansho siin dacwaddii caanka ahayd ee Hmiid Nouray. Laba ka mid ah dayuurradaha bambooyinka qaada oo laga leeyahey dalka Mareekanka ayaa dulmarey ca...
6 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xasaasiyada geedaha laga qaado ee xiliga gu'ga ama pollen ayaa sannadkan la saadaaliyaya in uu noqon doono mid ka khafiifsan kii sanadkii hore. Bariga Dhexe ayaa ahaa suuqa ugu kobaca badan dhoofinta ...
5 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha cunnada ayaa ku socdo koror heerka ugu deg dega badan muddo sannad ku dhawaad. Norway ayaa guul ka gaadhay sanadkan tartanka ee Vasalopp, oo sanadkan 100 jirsaday. Xiddiga usha ku booda ee Arm...
4 Mars 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dugsi hoose dhexe oo ku yaalla Skövde ayaa maanta loo xiray sababa la xiriira calool xanuun ku yimid ardayda iyo shaqaalaha. Nin ayaa loo xiray tuhuno kharibaad ah ka dib markii uu dab ka kaciyay godk...
1 Mars 20241min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Cisbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa noqdey cisbitaalka toddobaad ee ugu wanaagsan adduunka. Gabadh 15 jir ah oo askari candhuuf ku tuftay ayaa lagu xukumay 30 maalmood oo ganaax ah iyo 8000 oo karo...
29 Feb 20242min






















