
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Laba qof ayaa lagu soo oogay inay isku dayeen dilka 15 qof ka dib toogasho ka dhacday xaafada Gotsunda ee magaalada Uppsala. 164 qof oo kale oo ka soo jeeda degmada Kallinge ee Blekinge ayaa dacwaynay...
15 Dec 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Boliiska gobolka Skåne ayaa loo fasaxay iney aad u hubeeysnaadaan inta lagu guda jiro ciidda Kirismaska. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay bishii nofeembar, marka loo barbardhigo oktoobartii k...
14 Dec 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Heshiis cusub oo dhinaca cimilada ah oo uu caalmku gaarey. Gudiga shilalka ee gobolka ayaa bilaabay baaritaan ku aadan waxa sababay shilkan. Waxay u egtahay inay noqon doonto laba sano oo adag oo dhan...
13 Dec 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen Warbixin laga soo saaray ururka Ibn Rushdi.Khiyaamo baahsan qiimaha iibka ee netka.Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo hamigiisa badda.
12 Dec 20232min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
11 Dec 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tirada shaqa-la'aanta dhallinyarada ku dhaqan gobolka Stockholm ayaa kor u sii kacaday. Wakaaladda bii'ada goobaha shaqada ayaa shaaca ka qaaday iney xeerilaaliyaha u gudbisay dacwad ka dhan ah boliis...
8 Dec 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Amaanka Iswiidhen ayaa aad u xumaaday xiliga dayrta. Dhaqtar ku dhaqan degmada Kronoberg ayaa la sheegay in uusan u helin waqti uu ku maareeyo natiijooyinka baaritaanka. Maalinta Jimcaha ee beri ah wa...
7 Dec 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda racfaanka ayaa hakisay go'aankii maxkamadda degmada ee ahaa in hay'adda gaadiidka ay tahay inay tesla siiso taarikooyin. Maamulka degmada Staffanstorp, oo gu'gii 2022 joojiyay qaabilaadda t...
6 Dec 20232min






















