Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tan iyo markii uu billowday dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israa'iil, iskuulada ayey ka dhaceen caqabado Yuhuud naceyb. 104 qof oo kulan isugu yimid Jönköping gabagabadii bishii oktoobar ayey soo waja...

10 Nov 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Saddexdii siyaasiba mid ayaa mar kasta la kulma hanjabaad, arrintan waxa lagu muujiyey sahan. Xisbiga SD ayaa soo jeedinaya ka hor shirweynahooda in dhalashada lagala noqon karo dadka khatarta ku ah b...

9 Nov 20233min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wadamada soo saara shidaalka oo raba inay kordhiyaan waxsoosaarka boqolkiiba 110 oo ka badan inta loo calamadiyey inaanay dhaafin derejada 1.5. Ayaadu door nooce ah bay ku leedahay qoyska. Sanadkan wa...

8 Nov 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Ururka shaqaalaha ee gaadiidka ayaa kordhiyay xayiraddii uu saaray shirkadda gawaarida ee Tesla. Xukuumadda Sweden ayaa u soo jeedisay EU in la adkeeyo howlaha ka dhanka ah shakhsiyaadka xagjirka ah e...

7 Nov 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Suuqa gaarka ah ee guryaha qoyska ayay tahay in meesha laga saaro sida lagu soo jeediyey baadhis maanta la gudbiyay. Daraasad cusub ayaa lagu sheegay in dumarka sac...

6 Nov 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Khiyaamooyinka lacagta looga dhaco waayeelka.Siday noqon cimilada labadan maalmood ee fasaxa la yahay sabtida iyo axadda.Dumarka dalka dibaddiisa ka soo jeeda oo aa...

3 Nov 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Iswiidhishka ku dhaqan cirfaha koonfur iyo waqooyi ee dalka Iswiidhen ayaa aad ugu qanacsan lahjadaha ey ku hadlaan. Marka la soo saaro liiska kala horeynta dimuqaaradiyada adduunka Iswiidhen ayaa wel...

2 Nov 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warbixin cusub ayaa lagu mujiiyay in carruurta iyo dhalinyarada si degdeg ah lagu shaqalayn karo ama loogu jiidan karo kooxaha dembiilayaasha. Nin 21-jir ah oo si gaar ah loogu aqoonsaday inuu ahaa ni...

1 Nov 20233min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
spar
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
kungligt
svd-ledarredaktionen