Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen oo xoogaa ka rajo dhigay ka mid noqoshada gaashaanbuurta Nato bilahan soo socda, islamarkaana wax ka bedelay ereyadiisii. Waxaa sannadkii tagay kor u kacday tirada...

30 Mars 20233min

Warka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Machadka SOM-institut oo ka tirsan jaamicadda Göteborg ayaa soo saaray xog-uruin-sannadeedkiisii oo uu ku warreeystay in ka badan 26 000 oo swedish ah.Lixda bilood ...

29 Mars 20233min

Warkii maanta iyo Raadiyaha Sweden

Warkii maanta iyo Raadiyaha Sweden

Abaalmarinta Polarpriset oo ay heleen saddex halabuure. Daraasad caafimaad oo laga sameeyey qowmiyadda Same-iga ee Sweden. Waxaamararka qaarkood is buriya xilliga afurka iyo wakhttiga shaqada lagu jir...

28 Mars 20233min

Warka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib hadal hayntii qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray ayey shabakadaha shirkadaha qaarkood ey ku dhawaaqeen iney hoos u dhigeyaan qiimaha cunnada daruuriga a...

27 Mars 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Zlatan oo caawa u safan doona qaranka Sweden iyada oo ciyaar kululi ey dhex mari doonto Sweden iyo Beljimka. Dhallinyaradda Sweden ee u arka nolosha in aysan micno lahayn oo aad u badan iyo 20 meeyo j...

24 Mars 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dhageysiga dacwad 22 jir dilay labo dhallinyaro oo u soo dhacday gurigiisa oo maanta furantay. Hoggaamiyaha xisbiga C oo ku baaqay in la sii wado qorshe sahalaya shaqaaleysiinta dhallinta iyo Soomaali...

23 Mars 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dadka oo aad u iibasada cunno ka badan inta ay adeegtaan bilaha caadiga ah ee aan la soomaneyn. Bileyska oo 84 milyan oo karoonku kharashgareeyay ilaalintii ammaanka Rasmus Paludan,siyaasigii xagjirka...

22 Mars 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Sara Skyttedal oo ay tahay in ay dib u soo ceshato kalsoonida xisbiga KD haddii ay dooneyso inay mar kale xisbiga ku metasho baarlamanka midowga Yurub. Dhallinyaro laga oggolaaday dacwad ka dhan ah do...

21 Mars 20234min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
p3-krim
aftonbladet-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
fordomspodden
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
kungligt
krimmagasinet
rss-expressen-dok