Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Rihanna Omar oo dib ugu soo laabatay qoyskeeda Sweden. Xubno badan oo la filayo iney ka soo goostaan kooxaha dambiyada maadaama rabashada kooxahaasi ku fiday ehelka iyo SJ oo fursad siineysa dadka uu ...

7 Mars 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Jahawareerka ka taagan tareenka pendeltågen oo soo dhammanaya toddobaadka soo socda. Tartanka Vasaloppet oo xiisa gaar lahaa sannadkan iyo sicirka korontada oo qaali ah toddobaadkan

3 Mars 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Galinkii hore maanta oo jimce ah oo bartamaha magaalada Örebro lagu weeraray gabar dhalinyaro ah. Xukuumadda Sweden iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in la ...

3 Mars 20232min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Labo wiil oo walaalo ah ayaa lagu eedeeyay in ay hooyadood ku dileen magaalada Göteborg.Gabar 10 jir ah oo dhaawacyo halis ahi ka soo gaareen tooreey lagu weeraray ...

2 Mars 20232min

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Sweden iyo xisbiga ay wada shaqaynta leeyihiin ee Sverigedemokraterna ayaa aad u doonaya dad badan oo ajaanib ahi in ay waddammadoodi dib ugu noqdaan.Wix...

1 Mars 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Iftinka midabk wata ee ah daahirada caanka ka ah waqooyiga fog ee Yurub, ayaa xalay si muuqata looga arkay inta badan dalka Sweden. Talaadada maanta oo bishuna tahay 28-ka feeberaayo ayaa ku beegan 37...

28 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kulan cusub ayaa dhex mari doona Turkiga, Sweden iyo Finland. Kulankaa oo ku saabsan geeddi socodka ku biiridda Sweden iyo Finland ee Gaashaabuurta Nato.Weli boqola...

27 Feb 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Sweden oo ku biirtay dalalka taangiyada casriga ah u diraya Ukraina. Deyn badan oo ay soo celisay hayadda ilaalinta deymmuhu. Bileyska oo hawada kala soconaya goobo Stockholm ka mida iyo warar kale.

24 Feb 20234min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
p3-krim
aftonbladet-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
fordomspodden
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
kungligt
krimmagasinet
rss-expressen-dok