
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Lama oga tirada dadka tallaalka TBE ee qaniinka qaatay. - Dhalinyaro ayaa lagaga soo daadgureeyay diyaaradaha qumaatiga ukaca buurta Kebnekaise. - Nin 40 jir ah ayaa udhintay dhaawac ka soo gaaray b...
28 Juli 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Nin baabuur xamuula wadey ayaa saddex bil oo xabsiya lagu xukumay. - Jasiirada Smögen oo dalxiisayaal la ciirciiraysa. - Qof värnamo ku nool oo lacag ku dhow hal milyan in uu soo celiyo laga rabo.
24 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Aabbe lagu xukumay isku day dil oo ka dhan ah wiilkiisa 11 jirka ah Nin meyd ah oo laga helay hoosta balakoon ku yaalla Rinkeby Meyd guri laga helay bil kadib
23 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Sharci cusub oo ku saabsan cunfiga nafsiga ah Waalidiin lagu soo oogay dacwad jirdil Buuggii qoraallada ayaa la waayay
22 Juli 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
Xukuumada oo baaraysa sidii lacagta ardayda waxbarashada ku jirta ee shaqaysta loo kordhin lahaa Kuleyl ka oo sii yaranaya Waalidiin badan oo diiday in ilmaha siiyaan fiitamiin K-ga
21 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Wiil 15 jir ah ayaa la xukumay - Ilmo ayaa ku dhintay xarun umulinta dabiiciga - Xukuumada ayaa rabta in baaritaan lagu sameeyo dhaqanka
20 Juli 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Nin sawirro ka qaaday goob amni oo la xiray. Maxkamadda Racfaanka oo meelmarisay xukun hore loogu riday 2 nin oo loo heeysto dil ka dhacay xaafadda Biskopsgården. Buundada Öresund oo xirnaan doonta sa...
17 Juli 2min




















