Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Fannankii caanka ahaa ee Lasse Berghagen ayaa maanta geeriyooday. Ciyaarta isreebreebka koobka Yurub ee u dhaxaysa Sweden iyo Beljim ayaana dib loo cayaari doonin. Waxaa Sweden werwer ku abuuray qaraxyo taxane ah oo lagu bartilmaameedsanayo ehelada dad lagu tuhmayo in ubadkoodu xidhiidh la leeyihiin kooxaha gaangiska ah.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil.

7 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.

5 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doona...

2 Jan 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Waaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal kiis oo khiyaano culus ah. 26 loo heeysto ...

30 Dec 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qof shanaad oo hor leh oo looga shakisan yahay dilkii nin 21 jir ah oo ka dhacay Malmö. Nin ku dhintay shil quusid ah oo Dalarna ka dhacay. Dalabka cusub ee Maamulka Gaadiidka ee qadka xeebaha Bari ee...

29 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Codsiga ugu horreeya ee lagu dhisayo tamar nukliyeer cusub oo Sweden ah. Digniin: Carruur lagu dhiirrigelinayo iney ku ciyaaraan daloollada korontada. Booliska: 200 kiilo oo daroogo ah oo lala xiriiri...

23 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kaakowga oo hoos u dhacay balse kan shukulaatada oo aan dhicin. Warbixin: Qiimaha ey cudurrada fayrasyada ugu kacaan bulshada. Laba haween ah oo rummaanka loo dhigay caawin dil ka dhacay Oxie...

22 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar sannadkii taga shineemo.

19 Dec 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
blenda-2
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-expressen-dok
rss-flodet
rss-aftonbladet-krim