
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda oo fartay milateriga inuu howlaha qaarkood inta sharcigu ogol yahay gacan ku siiyo boliiska la dagaalanka rabshada gaangiska. Cunno-iibsigii oo yaraadey iyo iibsiga macmacaanka oo kor u kac...
29 Sep 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa hoos u sii dhaceeysa da'da dhallinyarada doonta iney isaga baxaan kooxaha dembiyada isku baheeysta. Saddex wiil oo 15-jirro ah oo boliisku ogaadey iney gacan ka geeysteen rabshadihii ka dhacay h...
28 Sep 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda ayaa doonaysaa in la hirgeliyo diiwaan qaran ee ogolaansho shati dadyoowga haya waxyaabaha qarxa. Falka sharaf-dhowrka ayaa ka dambeeyay mar uu sannadkii hore wiil ku dilay hooyadii magaala...
27 Sep 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Turkey oo shuruuda helida diyaaradaha F16 ku xidhay xubinimada Iswiidhen ee gaashaanbuurta Nato. Dadka heley taageero dhaqaale ayaa shan jeer in ka badan halis ugu jira iney is-dilaan. sida ay sheegta...
26 Sep 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Garoon ciyaaraaha oo ay ku tababartaan carruuurta kuna yaalla Stockholm ayaa dhawaanahan lagu arkay amni darro. Nin ku nool magaalada Malmö ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu dilay kadibna uu jarjaray...
25 Sep 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kooxda kubadda cagta AIK ee ka dhisan Solna, ayaa u digaysaa waalidiinta carruurtoodu u ciyaaraan naadiga. Safafka dheer ee loo galay goobaha codbixinta sannadkii hore, ayaan ahayn sababta ugu weyn ee...
22 Sep 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Haddii uu hirgalo sharciga ku saabsan ku soo wargelinta khasabka ah, degmada Göteborg ayaan wax tallaabo ah ka qaadi doonin shaqaalaha aan soo sheegin dadka sida sharci darrada ah ku jooga Iswiidhan. ...
21 Sep 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa beryahan dambe la isla dhexmarayey warar sheegaya in dhallaanka dhigta dugsiyada xanaannada lagu baro macluumaad ku saabsan galmada. Adeegga xarummaha gargaarka degdegga ah ayaa qaata waqti dhee...
20 Sep 20232min






















