
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ashtakooyinka la xiriira faqooqa iyo cunsuriyadda laga gudbiyo oo aad u kordhay. Ardayda jaamacadda ee u adeegsadaga waxbarashadooda cilmiga caqliga macmalka ee AI oo aad u badan. Maxkamadda Södertörn...
11 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Toddobo jir qatyaan ka taagan saacadda la bedelo ee kuleylaka kana codsaday ra'iisal wasaaraha Sweden in la joojiyo bedelka saacadda. Darawal aad u indha adag oosi sharci daro ah gaari ku waday oo ay ...
10 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen oo u diraysa Yukrain ciidan farsamo iyo qalab dayactir. Maxkamadda racfaanka oo xukunno ku ridday shan ka mid ah lix qof oo ka mid ahaa 11 qof oo ku eedeeysnaa sannadkii tagay kacdoon rabsha...
9 Maj 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Robotyo u qubeyn kara waayeelka oo ku soo biiri kara shaqada xanaanada waayeelka dalka. Kalkaalisooyinka wax ku barta Iswiidhen oo u hayaama dibedda. Dalaga ugu horreeya baradhada oo maanta ka soo go'...
8 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Jimcada maanta ayay ka bilaabatay dacwad la xiriirta dhakhtarka Staffan Bergström oo ka caawiyay qof aad u xanuunsanaa, rajana aan lahayn siduu noloshiisa u soo afjari lahaa. 22 jirkii labada nin ku d...
5 Maj 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kadib falkii mindiyeeynta ee shalay ka dhacay iskuul ku yaalla xaafadda Vällingby oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, ayuu maamulka iskuulku mar kale sidii caadiga ahayd albaabbada ugu furay isku...
4 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen
Bartamaha xaafada Jakobsberg ee degmeda Jarfälla ayaan hadda loo aqoonsaneen goob maandooriye, sida uu booliska sheegayo. Boliiska ayaa racfaan ka qaatay go'aankii maxkamadda maamulka ee la xiriirtay...
3 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tiro malyan ka badan oo ku dhaqan Iswiidhen ayaan weli sameeyn xisaabxirkii sannadka, midkaasina oo saldhig u ah canshuurta aad bixin doonto. Tirada shirkadaha khasaaray ayaa sare u kacay, ayaga oo ga...
2 Maj 20233min






















