Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna ee Västra Götaland, Johan Abrahamsson, ayaa si ku meel gaar fasax uga qaatay howlihiisii. Qoysaska Iswidishka ayaa la baxa lacag caddaan ah oo aad u yar. Seddexdii qofba mid bulshada Sweden ayaa waxa ku sii kordhay walaaca ey ka qabaan dagaal. Bishii Janaayo, 1,110 shirkadood ayaa kacay. Taasi waxay 57 boqolkiiba ka badan tahay bishii Janaayo ee sannadkii hore.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge.

19 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Sweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale.

18 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Goob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya.

17 Jan 20221min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Cisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale.

13 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Urur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale.

12 Jan 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Faafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno Geeddi balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi".

11 Jan 20221min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Ra´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu dhaawacay.

10 Jan 20221min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Haweeney mayd ah oo laga helay koonfurta Sweden iyo hindise ku saabsan musharooyinka hooseeya oo laga doodayo & war kale...

3 Dec 20212min

Populärt inom Politik & nyheter

p3-krim
svenska-fall
rss-krimstad
flashback-forever
motiv
rss-viva-fotboll
aftonbladet-krim
blenda-2
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
spar
fordomspodden
grans
olyckan-inifran
politiken
rss-flodet