Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda ayaa soo jeedineeysa in la adkeeyo shuruudaha lacagaha la isugu diro ee xalaadaha. Subaxnimadii khamiistii saaka oo guri dabaqah oo Malmö ku yaalla rasaas lala beegsaday. Baaristii hordhaca ahayd ee harqankii markabkii Estonia ayaan dib loogu laaban doonin.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maanta ayay bilaabatay maxkamadeynta dilkii loo geystay hooya hogaamiye kooxeed ka tirsanaa shabakada Foxtrot dayrtii hore. Tan iyo markii sharciga cusub ee dhageysiga taleefoonada uu dhaqan galay 1-d...

26 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hungary ayaa Sweden ka iibsanaysa afar diyaaradood oo nooca JAS Gripen ah. Labo nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in, kadib markii lagu helay dambi ah inay dil u geysteen aabe 39 jir ah. Xukuumadda iyo ...

23 Feb 20243min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Hay'adda sirdoonka ee wakaaladda difaaca Iswiidhen ee FRA ayaa hanjabaadyada badan oo ku soo biiray Sweden ku qeexday inay yihiin dabeylo duufaan. Hay'adda laanta socdaalku waxay diidi doontaa qiyaast...

22 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dadka deggan guri dabaq ah oo ku yaal degmada Uplands Väsby ayaan loo ogolayn inay ka baxaan guryahooda.Hoolka lagu ciyaaro padel ee magaalada Östersund ayaa dumay, sida ay soo werisey P4 Jämtland.Uru...

21 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Codsigii Sweden ee Nato iyo baarlamanka Hugeriya. Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson wuxuu u oggolaaday xaaskiisa inay u raacdo safarro kharash bilaash ah. Fardihii wey ilmeeyeen oo waxay bilaabeen inay...

20 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shidaalka naaftada oo jabey. Aabe khiyaameeyay Hay'adda Caymiska bulshada inuu wiilkiisu u baahan yahay caawiye. In ka badan kala badh dhammaan Cagafyada nooca loo yaqaan A ma dhaafaan kormeerka. Iswi...

19 Feb 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Xildhibaan Morgan Johansson ayaa xaaskiisa maxkamadda racfaanka ku heshay dambi ah inay jabsatay xog dhanka kombuyuuterka. Sara Skyttedal oo xisbiga Kristdemokraterna u fadhida baarlamanka EU-da ayaa ...

16 Feb 20243min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
p3-krim
spar
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-krimstad
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-krim
rss-vad-fan-hande
olyckan-inifran
dagens-eko
fordomspodden
rss-aftonbladet-krim
svd-ledarredaktionen
rss-frandfors-horna
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
spotlight
blenda-2