Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dadka deggan guri dabaq ah oo ku yaal degmada Uplands Väsby ayaan loo ogolayn inay ka baxaan guryahooda.Hoolka lagu ciyaaro padel ee magaalada Östersund ayaa dumay, sida ay soo werisey P4 Jämtland.Ururka macallimiinta ee dalka Iswiidan ayaa dowladda ku dacweeyay takoor. Degmada Boden kama keensan doonto caawiye kalkaaliyaye cafimaad wadanka Isbayn Spain .

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.

3 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin sa...

1 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Dec 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Nov 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Nov 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.

26 Nov 20251min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-expressen-dok
motiv
aftonbladet-daily
spar
blenda-2
rss-sanning-konsekvens
svd-ledarredaktionen
rss-vad-fan-hande
olyckan-inifran
rss-krimreportrarna
dagens-eko
rss-frandfors-horna
kungligt
svd-nyhetsartiklar