Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda sare ayaa go'aan ku gaartey in aanay ogolaansho siin dacwaddii caanka ahayd ee Hmiid Nouray. Laba ka mid ah dayuurradaha bambooyinka qaada oo laga leeyahey dalka Mareekanka ayaa dulmarey caasimadda Stockholm. Nin 35 jir ah ayaa lagu soo oogey dacwad ka dhan ah oo la xiriirta inuu ka dambeeyay isku day dil.

Avsnitt(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Beer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku sumoowdey khamri.

21 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha ...

20 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Sweden

Maanta iyo wararka Sweden

Nin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.

17 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay.

16 Okt 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Afar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.

15 Okt 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Forssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay

14 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico.

13 Okt 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Nin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka qeyb qaadan doonta sannadka soo socda.

10 Okt 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
grans
rss-flodet
rss-frandfors-horna
rss-expressen-dok
olyckan-inifran