Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda sare ayaa go'aan ku gaartey in aanay ogolaansho siin dacwaddii caanka ahayd ee Hmiid Nouray. Laba ka mid ah dayuurradaha bambooyinka qaada oo laga leeyahey dalka Mareekanka ayaa dulmarey caasimadda Stockholm. Nin 35 jir ah ayaa lagu soo oogey dacwad ka dhan ah oo la xiriirta inuu ka dambeeyay isku day dil.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka e...

19 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga...

18 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xir...

17 Maj 20223min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay go’aanka cunaqabateynta lagu sa...

16 Maj 20222min

Wararka Maanta ee Radio Sweden

Wararka Maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xubinnimada Iswiidhen ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee covid-19 ayaa wali sii ya...

13 Maj 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu xisbig...

12 Maj 20224min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena Andersson ayaa shir jara’id oo ay laqabatey dhi...

11 Maj 20222min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Subaxnimadii talaadada ayaa Henrik Fritzon, oo ah siyaasiga gobolka ka tirsan xisbiga Social ee Skåne, ayaa ka dooday xubinimada Iswidhan ee NATO. Difaaca madanig...

10 Maj 20223min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
grans
rss-flodet
rss-frandfors-horna
rss-expressen-dok
olyckan-inifran