Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Karoonka Swedishka ee daciifka ah ayaa keenay in dalxiisayaasha Danishku ay ku soo qulqulaan Iswiidhen. In haweenka uurka lihi liqaan xanuun baabi'iyaha paracetamol ma kordhinayso khatarta ah in ilmuhu qaado xaaladda autism, ADHD ama naafo maskaxeed. Maxkamada degmada Falu ayaa degmada Falu ka fasaxday inay magdhow siiso waalidka wiil shan jir ahaa oo lagu hayey guryaha dhallaanka lagu xanaaneeyo HBV-hem-ka oo geeriyooday.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
rss-krimreportrarna
rss-aftonbladet-krim
rss-vad-fan-hande
rss-flodet
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
rss-frandfors-horna
politiken
grans
olyckan-inifran