Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boosto laga soo direy dalka Jarmalka ayey ku jireen 87 xabo oo ah bastooladaha korontada ee argagaxa oo kontrabaan ah. Hoos u dhac ayaa ku yimid alaabooyinkii laga iibsan jirey shirkadda xiriirka telefoonnada ee Ericssons. Laba wiil oo da'doodu tahay 17 iyo 18 jirro ayaa la go'aamiyey in rummaanka la dhigo. Baaris cusub ayaa muujisay in keliya kala bar waalidiinta ey ilmahooda kala hadlaan xiriirka iyo galmada.

Avsnitt(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.

20 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.

19 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

SAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo b...

18 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

USA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta

17 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Shaqaalaha safaaradda Iswiidhen ee Iiraan, oo loo rarayaa goob kale. Simona Mohamsson oo ah Gud xisbiga Liberalerna oo cod loo qaadayo maalinta axada. Calaamad muuqata oo muujinaysa in guga uu soo dho...

16 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos laaan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee tiir boodka

13 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Saddex nin oo ku jira dada 20-meeyada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. -Shaqaalaha diyaarada Lufthansa oo shaqo joojin sameeyay. -Bangiga dhexe oo raba in lacagta cadaanka la xadido.

12 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Doon ayaa ku dhacday dekedda Saltsjöqvarn ee Nacka. -Nin ayaa lagu xukumay dembi culus . -Gabadh 15 jir ah ayaa lagu xukumay inay kufsatay wiil ka yar. -Sollefteå, tirada carruurta ku dhalata degmada...

11 Mars 2min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
rss-krimreportrarna
rss-aftonbladet-krim
rss-vad-fan-hande
rss-flodet
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
rss-frandfors-horna
politiken
grans
olyckan-inifran