Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Berrito ayaa la filayaa in hawada kulul ee xilliga gu'ga ay ku fidi doonto dhamaan dalka Sweden. Inkastoo hoos u dhac dhaqaale uu jiro, ayaa hadana waxaa jira shaqooyin badan oo xagaaga ah oo la codsan karo sanadkan. Gawaarida cusub ee booliiska ayaa la siiyay in ay nalal oranji ah ku rakiban yihiin saqafka sare ee gaariga. Isticmaalka maandooriyeyaayasha nooca kookeynta iyo midka loo yaqaan 'ecstasy' ayaa ku soo badanayafaras magaalaha Stockholm.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
motiv
rss-sanning-konsekvens
politiken
rss-aftonbladet-krim
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
rss-flodet
olyckan-inifran
dagens-eko