Wararka maanta ee raadiyaha iswiidhen.

Wararka maanta ee raadiyaha iswiidhen.

Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson oo lagu dacweeyay guddiga dastuurka ee baarlamaanka. Ururka daladda daryeelka caafimaadka oo ku dhawaaqay in uu balaadhiyo xanibaadda iska hori-maadka socda ee ka dhexeeya shaqo-bixiyeyaasha degmooyinka iyo gobollada Iswiidhan. Qiimaha oo kor u kacay bishii abriil 0,2 boqolkiiba marka loo barbardhigo bishii maarso ee ka horreeysay. Howlwadeennada Katamka oo gacanta ku dhigey maandooriye ka badan marka loo barbardhigo sannadkii ka horreeyey.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
motiv
rss-sanning-konsekvens
politiken
rss-aftonbladet-krim
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
rss-flodet
olyckan-inifran
dagens-eko