Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa X ku qoray in Sweden iyo Midowga Yurub ay filayaan in Israa'iil ay hakiso duulaanka Rafah si loo badbaadiyo dadka rayidka ah Lorena Delgado Varas oo ah xubin ka tirsan xisbiga Bidixda ee baarlamaanka ma xidhato shaalka falastiiniyiin marka ay ka doodayso aqalka Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shaqada ka ceyriyay shaqaale ka tirsan waaxda isgaarsiinta ee xisbigaas,

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ebba Busch oo dooneysa in dib loo eego xuquuqda codbixinta. Saddex qof ayaa loo xiray dilka Akalla. Tirada dhimashada shilalka waddooyinka oo hoos u dhacday.

18 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukun ganaax oo ku dhacay xeer-ilaaliye qaraabe soke u ah hoggaamiye kooxeedka Ismail Abdo. Dalagga soo goay sannadka oo hooseeya. Baraf la fileyo inuu da'o.

15 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhoofinta ciyaaraha kombiyuutarka ee Iswiidhan ayaa ka badan tan dharka iyo macdanta birta. Sicir-bararka oo kor ugu kacay 1.5 boqolkiiba. Haweeney loo diiday inay la baxdo magaca Marijuana (xashiish...

14 Nov 20242min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Wiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab...

13 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.

12 Nov 20241min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin lagu soo oogay dacwad laba-dil ah. Waraaqaha xafiiska canshuuraha ayaa fashiliya qofka iska dhigaya inuu ku nool yahay gurigaaga. Nordea uma baahna inay magdhow siiso macmiil la khiyaameeyay.

11 Nov 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Labo wiil oo Iswidhish ah oo rummaanka la dhigey. Ururka shaqaalaha Unionen ayaa balaarinaya shaqo joojintii uu ku hayayTesla. Qoysaska Iswidhishka ayaa wali ka digtoonow wax-iibsiga.

8 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.

7 Nov 20243min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
fordomspodden
rss-expressen-dok
rss-krimstad
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
motiv
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
spar
rss-krimreportrarna
grans
blenda-2
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
krimmagasinet
dagens-eko