Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku lahaa. Waddammo dhowr ah ayaa casriyeeyneya keydadkooda hubka nukliyeerka, sida ku cad warbixinta machadka iswiidhishka ee baarista nabadda ee loo soo gaabiyo Sipri.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dadka aslakoodu ka soo jeedo qaaradda Afrika ee dalka Sweden ku dhaqan ayaa la kulma tacadiyo, iyo dambiyo la xirirra nacayb.Gugii la soo dhaafay oo ay ahayd markii...

30 Nov 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waxaa sii caadiyoobaysa iney xisbiyada Moderaterna iyo Socialdemokraterna ku midoobaan tiro intii hore ka badan ee hoggaanka maamullada degmooyinka. Haweenka siyaasiyiinta ayaa loo geeystaa naceyb iy...

29 Nov 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström (M) oo ey weheliyaan wasiirrada dhiggiisa ee waddammada noordiska iyo baltig-ga ayaa booqasho ku tagay Kiev. Xukuumadda dalka Hungeriya ayaa ictir...

28 Nov 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Waxaa socda dhegeysiga maxkamadda labo nin oo walaalo ah, oo lagu tuhunsan yahay in ay howlo basaasnimo oo ka dhan ah oo dalka Sweden ku lug lahaayeen, laguna eedeeyay in u shaqeynayey Ruushka...

25 Nov 20224min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Qiimaha qaaliyoobay ayaa waxay horseedeen in in badan oo ka mid ah shirkadaha guryuhu ay damacsan yihiin in sannad foodda inagu soo haya ay guryaha dadku deggan yih...

24 Nov 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bukaan ku sugan isbitaalka Södra Älvsborg ayaa dhintay ka dib markii shaqaaluhu ay si qaladan u aqriyeen natiijo hore oo ku saabsan heerka garaaca wadnaha ee EKGS...

23 Nov 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Waaliddiinta carruurta guriga ku haysta oo isticmalaya fasaxa lacagta lagu qaato ee loo yaqaan " Vård av barn" loona soo gaabiyo VAB ayaa aad u batay. Daawooyinka lagu tacaalo cudurka Covid-19 ayaa h...

22 Nov 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Koobka Adduunka ee ragga ayaa hadda si habsami leh uga socda dalka Qatar, balse xiisaha loo qabo in lagu soo bandhigo ciyaaraha maqaayadaha iyo baararka Sweden ayaa weli hooseeya. Nin da'diisu tahay k...

21 Nov 20223min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
grans
rss-flodet
rss-frandfors-horna
rss-expressen-dok
olyckan-inifran