Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 16 jir ah oo uu ku dhacay xukun iskuday dil, kadib toogasho nofember 2023 ka dhacday tabakaayo ku taalla Göteborg. Shirkadda jarmalka ee LIdl ayaa doonaysa iney Sweden ka furto boqol dukaan oo cusub.TT. Qoys ku dhaqan degmada Solna ayaa lagu ganaaxey 45 000 oo karoon, kadib markay carruurtooda geeyeen iskuul ku yaalla dalka Taayland, inkastoo ey diidmo ka heleen degmada oo ula jeedday inuu ka horimanayo xeerka waajibka iskuulka.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Kristersson wuxuu ka qeybgalayaa shirka Bilderberg Northvolt oo shaqaale horleh dhimaysa Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

12 Juni 20252min

Wararka maanta Raadiyaha Sweden

Wararka maanta Raadiyaha Sweden

Korontada ayaa mar kale maqan Mönldal. Wiil Swedish ayaa lagu xukumay xabsi dalka Denmark. Dadka taageersan ka mid ahaanshaha Nato ayaa batay.

11 Juni 20251min

Wararka Maanta Raadiyaha Sweden

Wararka Maanta Raadiyaha Sweden

Qof dheeraad ah ayaa loo qabtay dilkii saddexda qof ee Uppsala. Nin ayaa lagu qabtay isagoo dhoofin rabay gabadh uu dhalay. Xukuumadda oo 100 bilyan oo koroon u qorshaysay in shirkadaha lagu taageero.

10 Juni 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhowr qof oo loo qabtay qeylo-dhaan hub ka dhacday Östermalm darteed. Nooc cusub oo COVID-19 ah oo faafaya. Banaanbax weyn oo Qaza la xiriira oo ka dhacay Stockholm.

9 Juni 20252min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nin 45 jir ah oo lagu soo eedeeyay isku kicin. Hase yeeshee ay maxkamaddi sii deysay.Galdaloollada xaaqidda, nadaafaddarro iyo aqoonta shaqaalaha ayaa ka dambeysay ...

5 Juni 20252min

Wararka maanta Sweden

Wararka maanta Sweden

Thailand oo iibsanaysa diyaarada dagaalka dalka Sweden. Pizzeria ayaa u isticmaalay mashiinka sibidhka in uu kuwalaaqdo suugada. Dadkii ku noolaa tuulada Mughayir al-Dayr ee daanta galbeed oo ka qaxay...

4 Juni 20251min

Wararka maanta Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta Raadiyaha Iswiidhan

Afar nin ayaa lagu soo oogay dilka fanaankii caanka ahaa C Gambino. Shaqo joojin ay sameeyn doonaan xubnaha ururka shaqaalahadegmooyinka, gaar ahaan shaqaalaha shirkadaha caafimaadka gaarka ah. Mushah...

3 Juni 20252min

Wararka maanta Raadiyaha Sweden

Wararka maanta Raadiyaha Sweden

Baaristii dilkii ka dhacay Örebro ee 10-ka qof toogashada lagu diley oo hoos loo dhigey. Tirrada aabbeyaasha daryeela ilma oo yaraatay illaa sanadkii 2006. Iibinta gawaarida cusub ayaa kor u kacday.

2 Juni 20251min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
rss-krimstad
p3-krim
rss-expressen-dok
fordomspodden
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
motiv
aftonbladet-daily
grans
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
rss-frandfors-horna
rss-flodet
blenda-2
krimmagasinet
olyckan-inifran
dagens-eko