Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Intii lagu guda jirey bishii Luulyo ayey 19 qof biyo ku harqadeen. Nin iyo naag ayaa lagu qabtay xuduudda Iswiidhishka, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay qarax fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Kobenheegan. Nin 27 jir ah ayaa lagu xukumey rummaanka, midkaasi oo lagu tuhunsanaa toogashadii geerida sababtay ee ka dhacday xaafadda Midsommarkransen oo dhacda koonfurta magaalada Stockholm.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiirka Gaashaandhiga Sweden, Pål Jonson oo booqasho ku tegey dalka Yukreyn. Pål Jonson ayaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Difaaca Ukraine Oleksiy Reznikov. Hadda a...

12 Dec 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Taliyaha booliiska Sweden oo looga yeeray guddi hoosaadka dastuurka ee baarlammaanka.Shirkadda boostada ee Postnord ayaa lagu eedeeyay in ayna fulin sharuudda u dhi...

9 Dec 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxkamadda Sare ayaa khamiistii go'aamisay in aaney jirin wax sharci ah oo taageeraya in la mamnuuco khimaarka xijaabka ah ee ay isticmaalaan gabdhaha dhigta dugsig...

8 Dec 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Macallin yarida Sweden ka jirta ayaa haddii aan wax is baddelin la saadaalinayaa in ay sii socon doonta ilaa iyo 2030 ka. Qeybo badan oo ka mid ah dalka Iswiidhern ayaa laga fileyaa inuu qabow iyo bar...

7 Dec 20224min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Ceneterka Annie Lööf oo reer Värnamo ah, ayaa sheegtay in ay nafistay ka dib xukunkii maxkamadda ee Teodor Engström.Machadka xaalada dhaqaalaha ...

6 Dec 20223min

Wararka maanta ee  Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee  Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Turkiga ayaa soo dhoweeysay tarxiil uu dalkani ku sameeyay nin ka soo jeeda qowmiyadda Kurdida oo ay horey maxkamad ku taala dalka Turkigu ku xukuntay gacansaar uu ...

5 Dec 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda oo baaris u saartay sidii loo adkeeyn lahaa ammaanka haweenka lagu tacadiyo.Cilmi-baare ka howlgeli jirey jaamicadda Istockholm oo la ogaaday inuu aamins...

2 Dec 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Laga bilaabo maanta oo bisha diseembar tahay koow waxey ciidanka ammaanka dalku direeyskooda ku xiran karaan kaamerad duubeysa codka iyo sawirradaba. Tiro ka yar oo carruur ah ayaa sannadka ku dhashay...

1 Dec 20223min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
grans
rss-flodet
rss-frandfors-horna
rss-expressen-dok
olyckan-inifran