Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Intii lagu guda jirey bishii Luulyo ayey 19 qof biyo ku harqadeen. Nin iyo naag ayaa lagu qabtay xuduudda Iswiidhishka, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay qarax fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Kobenheegan. Nin 27 jir ah ayaa lagu xukumey rummaanka, midkaasi oo lagu tuhunsanaa toogashadii geerida sababtay ee ka dhacday xaafadda Midsommarkransen oo dhacda koonfurta magaalada Stockholm.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Karoonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub.

11 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurk...

8 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza.

7 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.

6 Aug 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.

5 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.

4 Aug 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.

1 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid.

31 Juli 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
spar
rss-flodet
olyckan-inifran
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
dagens-eko