Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamad Jarmal ah ayaa u yeertay muwaadin reer Yukreeyn ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa qarxinta dhuumaha gaaska Nord Stream ee badda Baltikada ee sanadkii 2022. Kiiskii Baaritaanka ka dhanka ahaa wasiirkii hore ee gaashaandhigga dalka Ciraaq Najah al-Shammari ayaa la xiray. Waxaa si isa soo taraysa isla markaana noqonaysa wax caadi ah in askarta booliisku ay shaqadooda ku waayaan sababo la xiriira habdhaqan aan habboonayn.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
motiv
politiken
rss-aftonbladet-krim
rss-frandfors-horna
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
rss-flodet
dagens-eko
olyckan-inifran