Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dad ka badan ayaa muddo dheer shaqa la'aan ah, marka loo eego tirakoobyada cusub ee wakaaladda tirakoobka ee magaceedaa loo soo gaabiyo SCB. Wakaaladda macaamiisha ayaa hadda go'aansatay in ay baarto shilkii dhimashada sababay ee ka dhacay Skara sommarland oo wiil toban jir ah uu ku qaraqmay bilowgii bishii Agoosto. Wax iibsiga online-ka ee Iswiidishka ayaa sii kordhaya, gaar ahaan alaabada dibedaha. Booliska Göteborg ayaa helay hub badan oo qarsoon oo lala xiriirinayo dambiilayaal burcad ah.

Avsnitt(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

28 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka

27 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Walaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta dada yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha

26 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney laga laaa Uddevalla oo meydkeeda la helay. Doofaar dhintay oo la suray iskuul hortiisa. CSN oo dhibaato ku qabta bixinta lacagaha.

23 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farab...

22 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

19 Jan 2min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
aftonbladet-krim
spar
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
motiv
aftonbladet-daily
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-vad-fan-hande
politiken
grans
rss-flodet
sydsvenskan-dok
dagens-eko
rss-aftonbladet-krim