Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Laba kurey ayaa lagu xukumey faldambiyeed la xiriira saddex dil oo ka dhacey nawaaxiga magaalada Stockholm bishii oktoobar ee sannadkii tagay. Xukuumadda ayaa doonaysa inay soo rogto mamnuucid qaran ee isticmaalka mobaaylada ee dugsiyada aasaasiga ah (hoose dhexe). Goobo ka tirsan Sweden ayey dembiyada jirdilka iyo guryaha la jabsadaa kaga badan yihiin goobaha kale, sida ku cad qariideyn uu sameeyay ururka ka hortagga dembiyada ee BRÅ.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta sweden

Wararka maanta sweden

Siyaasiga xagjirka ee Rasmus Paladun oo maxkamada racfaanku fasaxday. Hilibka lo`ada oo sare ukacay Carruurta yar ee halsano ka yar oo shaashadaha dijitaalka aad u isticmaala.

6 Okt 2min

3/10 Podd-ka maanta

3/10 Podd-ka maanta

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale.Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen intii uu socday howlgalkii Risbergska ee magaalada Örebro.Isbitaalka Skåne ayaa la xiriiri doona dhammaan qoysas, horey loo baarey.

3 Okt 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Toboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xilliga jiillalka oo la adkeeyey.

2 Okt 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Boqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.

1 Okt 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.

30 Sep 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Caawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.

29 Sep 1min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Nin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.

26 Sep 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay.

25 Sep 1min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
fordomspodden
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-krimreportrarna
rss-expressen-dok
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-frandfors-horna
rss-svalan-krim
svd-dokumentara-berattelser-2