Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Booliska magaalada Malmö ayaa bilaabay howlgal gaar ah oo ay ugu magacdareen 'Albert', sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Nin booliis ah ayaa waxaa baaraya rugta xeer ilaaliyaha gaarka ah ka dib markii uu casuumaad xiriri jinsi u diray haweenka da'da yar ee nugul, kuwaas oo uu la kulmay isaga shaqadiisa ku jira. Iibka gawaarida cusub ayaa hoos u dhacay, sida uu shegay ururka warshadaha ee Mobility Sweden.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Sicirka korontada oo kor u kacay, buug ka hadlaya cuntada laga cuno geeska Afrika oo ay Soomaalidu ku jirto iyo warar kale.

29 Nov 20212min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Soomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay suuqyada saamiga.

26 Nov 20212min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Saciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo Borlänga laga furay.

25 Nov 20212min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Magdalena oo taarikhda gashay & xogo ku saabsan dhacdadan. Booliska Uddavalla oo fashiliyay qarax miino.

24 Nov 20212min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Gabar Soomaali ah oo abaalmarin lagu siiyay hal-abuur. Wasiirrada EU oo ka shiray arimaha covid-19 & tallaalka 3-aad + Iskuul walxo kiimiko ah lagu arkay oo caruurtii laga badbaadiyey.

23 Nov 20212min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Boqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku dhaawacmay.

22 Nov 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Xisbiga L oo isku khilaafsan la shaqaynta SD, 2 muwaadin oo Swedish ah oo Itoobiya lagu xirey & laba walaalo ah oo basaasnimo lagu haysto oo maxkamad lasoo taagey.

19 Nov 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Anders Tegnell oo caddeeyey shahaadada rasmiga ah ee Covid-19, nin dowladda u shaqaynayey oo basaasnimo loo haysto & nin loo haystey isku day dil oo la ogaadey inuusan dhimirkiisu saaxi ahayn.

18 Nov 20212min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
fordomspodden
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-expressen-dok
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
spotlight