Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Tirada qoysaska helay kaalmada kirada guriga ayaa hoos u dhacday 21 boqolkiiba shantii sano ee la soo dhaafay. Amiiradda Madeleine waxay si ku meel gaar ah sii qabanaysaa xilka boqorka Boqorka Carl XVI Gustaf laga bilaabo Jimcaha iyo toddoba maalmood oo xiga. Hogaamiye kooxeed 27 sano jir ah oo lagu soo oogay dacwad ka dhan ah ka ganacsi daroogada ayaa maxkamada Malmö ku xukuntay 12 sano oo xarig ah iyo in laga musaafuriyo dalka Iswiidhan waligiis.

Avsnitt(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay

9 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u dhacay.

8 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil.

7 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.

5 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doona...

2 Jan 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Waaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal kiis oo khiyaano culus ah. 26 loo heeysto ...

30 Dec 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qof shanaad oo hor leh oo looga shakisan yahay dilkii nin 21 jir ah oo ka dhacay Malmö. Nin ku dhintay shil quusid ah oo Dalarna ka dhacay. Dalabka cusub ee Maamulka Gaadiidka ee qadka xeebaha Bari ee...

29 Dec 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
motiv
rss-sanning-konsekvens
politiken
rss-aftonbladet-krim
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
rss-flodet
olyckan-inifran
dagens-eko