Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda Hageby ee degmada Norrköping ayaa lahayd sameeyn amni abuurtay iyo ka hortag dembiyada. Qiimaha cunnada ayaa korodhay 0.2 boqolkiiba bishii oktoobar ee sannadka, sida lagu muujiyay tirokoobyada cusub ee shabakadda madax-bannaan ee Matpriskollen.

Det här avsnittet är hämtat från ett öppet RSS-flöde och publiceras inte av Podme. Det kan innehålla reklam.

Avsnitt(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Dib u celinta qasabka ah ayaa la joojiyay. Kiisas maxkamad oo ay dhici karto in dib loogu noqdo iyo kuleyl imaanaya mar kale

24 Sep 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Xisbiga V oo ka hadlay Maxamed Cali. 25 sanno oo laga joogo markii Dawit Isaak lagu xiray Eritrea. iyo Xaywaanka Älg-ga oo leh shakhsiyado kala duwan

23 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Dhallinyarada Sweden oo cabba cabitaannada tamarta si ka badan dhallinyarada W Yurub. Statens fastighetsverk oo doonaysa in xayndaab lagu wareejiyo safaaradda Israaiil. Dadka waaweyn oo si ka badan ku...

22 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Tirrada shilalkaey xayawaanka duurjoogta ahi sababaan ee ka dhaca waddooyinka Sweden oo kordhay. Andreas Almgren oo ku guuleystay dahabka Adduunka, dhigayna rikoor cusub oo Yurub ah. Labbo qof oo ku d...

21 Sep 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hayadda Ilaalinta Asturnaanta IMY oo biloowday farriimo sms oo SD u diray dad badan. In ka badan 3.7 milyan oo qof oo horay codkooda u dhiibtay doorashadii sannadkan. Dugsi ku yaalla Oskarshamn oo la ...

18 Sep 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Ka qaybgalka codbixinta doorashadan hadda ka sarre maray codbixinta doorashadii 2022-ka. Nin 21 jir ah oo ka tirsan shabakadda dambiyada Foxtrot oo Marooko lagu qabtay. Shaqo laaanta oo hoos u sii dha...

17 Sep 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen ”Cunto ku gubatay mikroweyfka” oo sababtay in dadka laga saaro centralstationenQofna uma dhiman toogasho bishii AgoostoUlla‑Lena oo ku guuleysatay dacwad ka dhan ah xukuuma...

16 Sep 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Weerarro waaweyn lalama beegsan doorashada Shaqo joojin loo qorsheeyay shirkadda King Maxaabiista xabsiyada Iswiidhan oo labanlaabantay

15 Sep 2min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
fordomspodden
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
rss-expressen-dok
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
spar
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
rss-frandfors-horna
motiv
omni-podd
en-runda-till
politiken
rss-utopia-2