Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo jir ah oo xalay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Växjö ayaa geeriyootay. Shantii kalkaaliso caafimaad mid ka mid ah ee qalinjabisay intii u dhaxaysay sannadahii 2020 ilaa 2022 ayaa isaga tagay goobaha daryeelka shaqada ee gobolladu maamulaan.

Avsnitt(500)

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

27 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qo...

24 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.

23 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey.

22 Okt 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Beer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku sumoowdey khamri.

21 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha ...

20 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Sweden

Maanta iyo wararka Sweden

Nin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.

17 Okt 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
rss-krimstad
p3-krim
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-expressen-dok
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
motiv
grans
rss-frandfors-horna
rss-krimreportrarna
rss-flodet
krimmagasinet
blenda-2
rss-aftonbladet-krim
olyckan-inifran