Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo jir ah oo xalay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Växjö ayaa geeriyootay. Shantii kalkaaliso caafimaad mid ka mid ah ee qalinjabisay intii u dhaxaysay sannadahii 2020 ilaa 2022 ayaa isaga tagay goobaha daryeelka shaqada ee gobolladu maamulaan.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda ayaa doonaysaa hirgelinta xarumo taageero oo lagula tacaalo tacaddiga sharafka dhammaan gobollada dalka. Iswiidhan waxay cambaareyneysa qorshaha degaanka ee Daanta Galbeed. Ganacsiga second...

22 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin hanjabaad udiray iskuul kuyaal magaalada Halmstad oo la qabtay. Nin lagu tuhunsan yahay in uu argagixisada maalgaliyo oo dacwad lagu soo oogay. Carruurta Iswiidhen ku dhalanaysa oo yaraatay.

21 Aug 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

1,050 qof oo loo aqbalay in ay bilaabaan tababarka booliska dayrtan. Wiil 17 jir ah oo lagu xukumay 8 sano oo xabsi kadib dilkii ka dhacay Malmö. Qiimaha korontada ayaa ku sii socda heerar cusub oo sa...

20 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hal qof oo lagu tuhunsan yahay dilkii ka dhacay Örebro ayaa la xiray. Xisbiga Centerpartiet ayaa jawaaba uga fadhiya wasiir Forssmed diyaargaroowga Iswiidhen ee ku saabsan cudurada faafa. Buurnida oo ...

19 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin kooxa dambiilayaasha katirsan ayaa laga soo dhiibay Chile lana keenay Iswiidhen. Waxaa maanta furmay kiiska maxkamadaynta lataliyihii hore amniga qaranka , Henrik Landerholm. Ilmo yar oo shil gaar...

18 Aug 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid...

15 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland.

14 Aug 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Khatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Israiil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey.

13 Aug 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
rss-krimstad
p3-krim
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-expressen-dok
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
motiv
grans
rss-frandfors-horna
rss-krimreportrarna
rss-flodet
krimmagasinet
blenda-2
rss-aftonbladet-krim
olyckan-inifran