Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Waxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay ayaa ku dhacay imtixaanka lagu helo shatiga dhaktarnimada iswiidhen ee la qaaday bishii nofeembar. 14 qof oo kala bar ka mid ahi ay caruur ahaayeen, ayaa loo qaaday cisbitaalka ka dib markii ay ku sumoobeen maadada carbon monoxide oo ka soo baxday foorno lagu sameeynayay pizza.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
politiken
rss-frandfors-horna
dagens-eko
rss-aftonbladet-krim
blenda-2
rss-flodet