Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.

Avsnitt(500)

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Nin 18 jir ah oo la xukumay kadib ku luglahaanshihii dil nin 45 jir ah. Macallimiinta iyo maaamuleyaasha iskuullada oo ku faraxsan shaqadooda. Qiimaha guryaha deegaan-gadashada Stockholm oo sare u kac...

7 Okt 20252min

Wararka maanta sweden

Wararka maanta sweden

Siyaasiga xagjirka ee Rasmus Paladun oo maxkamada racfaanku fasaxday. Hilibka lo`ada oo sare ukacay Carruurta yar ee halsano ka yar oo shaashadaha dijitaalka aad u isticmaala.

6 Okt 20252min

3/10 Podd-ka maanta

3/10 Podd-ka maanta

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale.Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen i...

3 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Toboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xi...

2 Okt 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Boqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.

1 Okt 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.

30 Sep 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Caawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.

29 Sep 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Nin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.

26 Sep 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
spar
fordomspodden
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
motiv
rss-expressen-dok
rss-frandfors-horna
rss-krimreportrarna
dagens-eko
politiken
krimmagasinet
rss-flodet
rss-aftonbladet-krim
kungligt