Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan.

Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoodu kordhayo, islamarkaana shaqo abuur cusub abuurto.

Shirkada Tele2 oo shaqaalaheeda dhimeeysa sababo la xirriira dib u eegis maaliyeed.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Boqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.

1 Okt 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.

30 Sep 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Caawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.

29 Sep 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Nin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.

26 Sep 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay.

25 Sep 20251min

24/9 Podd-ka maanta

24/9 Podd-ka maanta

Dab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabu...

24 Sep 20251min

23/9 Pod-ka maanta

23/9 Pod-ka maanta

Heyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wada...

23 Sep 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Hindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii. Siddeed ka mid 270-ka baraf weyne glaciaä...

22 Sep 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
aftonbladet-krim
rss-krimstad
spar
flashback-forever
fordomspodden
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
motiv
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
krimmagasinet
rss-frandfors-horna
politiken
sydsvenskan-dok
grans
rss-flodet
rss-aftonbladet-krim
kungligt