Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Khidmad ay bixinayaan carruurta iyo dhallinyarada balamaha ka baaqda. 18 qof oo dacwad lagu soo oogay. Baare soo jeediyey nidaam cusub oo shahaadooyinka.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- ”Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Su’aasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan waayeen xaqjiriyiintii muslimiinta ahayd ee rabshadahan ka dambeeyay. Kuwan ayaa isticmaalay dhagax si ay u dilaan booliska dalkan, si ay u dilaan shaqaalaha heeyadda badbaadada iyo si ay dhaawacaan kuwa ka shaqeeya daryeelka caafimaad. Halka uu boolisku ka dhaawacmay waxeey aheeyd in ay iyagu dhaawacmaan. Sababta uu boolisku rasaas u ridi waayey maxay tahay?, ayey sheegtay Ebba Busch.”

22 Apr 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Iswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale.

21 Apr 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Sagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar kale.

20 Apr 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dawladda oo aaminsan in ay kooxaha dembiilayaasha ka dambeeyaan rabshadihii dalkan ka socday ilaa todobaadkii hore iyo warar kale.

19 Apr 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil dhalinyaro ah ayaa loo la cararay cusbitalka ku yaala magaaladda Malmö kadib markii ay dhaawac u gesteen koox soo weerartey wiilkan, Booliiska oo kordhinayey wakhtiga codsiyada baasaboorka iyo Warar kale kala soco boggeena internetka.

14 Apr 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Saddex qof ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay ku xad-gudbeen xorriyadda macluumaadka, Safafka kontrolka ee Airboorka Arlanda, ayaa dheeraaday iyo warar kale

13 Apr 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Nyamko Sabuni oo markii ugu horeyey la hadashay warbaahinta kadib iscasilaadeedii usbuucii hore , Booliska oo gacanta ku dhigey droogo lagu qiyaasay 5milyan oo kroon iyo warar kale kala soco boggeena internetka.

12 Apr 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Nin dhintay ka dib lagu toogtay Stockholm iyo warar kale.

11 Apr 20221min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
fordomspodden
p3-krim
rss-krimstad
blenda-2
rss-viva-fotboll
flashback-forever
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
dagens-eko
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
rss-svalan-krim
krimmagasinet
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-flodet