Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ballaariyaan awoodda booliiska ee isticmaalka kaamiradaha kormeerka. Kiruna ayaa noqon doontaa caasimadda dhaqanka ee qaaradda Yurub sannad...

6 Dec 20241min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee loogu yeero F...

5 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hal qof oo loo qabtay qarax ka dhacay fiidnimadii talaadada guri ku yaalla xaafadda Hässelby. Xulka gabdhaha kubada cagta Sweden oo soo baxay tartanka horyaalka qarammadda Yurub. Haweenka oo haysta fu...

4 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen ayaa lacag gaaraysa182 milyan oo karoon ugu deeqaysa dadka ay dhibaatada baani ku hayso lix dalal. Booliska ayaa hadda isticmaalaya baraha bulshada si ay u joojiyaan dhalinyarada ay tashkiil...

3 Dec 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin iyo laba dumar ah ayaa lagu xukumay ganaax-maalmeed ah ka dib markii ay khudrad ku tuureen wasiirka arrimaha dibadda Maria Malmer Stenergard (M). Waxaa sii kordhaya tirada dhalinyarada ku khamaara...

2 Dec 20241min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hay'adda saadaasha hawada - SMHI, ayaa soo saartaa digniin jaale ah oo ku saabsan silbasho baraf galabta manta iyo berrito oo sabti ah. Dadka lagu leeyahay deeymaha ardayda ayaa ah inay bixiyaan wax y...

29 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin xubin sare ah oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee Foxtrot oo dib loogu celinayo Iswiidhen. Baarlamaanka oo 'HAA' ku aqbalay soo jeedinta xukuumadda ee la xirriirta in la ogolaado in aan la ma...

28 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maanta oo arbaco ah ugu codeeyay 'haa' guddiga cusub ee Yurub. Booliska ayaa baaraya labo qarax oo xalay labo magaalo ka kala dhacay. Ganacsiga badeecadaha ama alaabaha...

27 Nov 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
olyckan-inifran
rss-flodet
rss-expressen-dok
spar