Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hoggaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa qorsheeynaya inuu bilaabo in uu soo dhiso xukuumad cusub, taas oo ku taagan xisbiyada Moderaterna, Sverigedemo...

15 Sep 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sicirbararka ayaa kor u sii kacay iyadoona uu bishii agoosto gaaray heer sare oo taariikhi ah 9%, marka loo barbar dhigo bishii agoosto 2021, sida ay sheegtay hayad...

14 Sep 20224min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaafadda Hässlehlmen oo dhacda magaalda Borås ayey doorashada sannadka ka qayb qaateen labadii qofba mid, waana mid ka hooseeysa doorashadii middan ka horreeysay ee...

13 Sep 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codadka doorashada heer gobol ayaan la tirin weli, balse natiijada horudhaca ah ayaa muujineysa in meelo badan ay ka dhaceen is beddello xagga awood qaybsiga ahSid...

12 Sep 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shanta makhribnimo ee maalinta axadda 11-ka septeember illaa iyo 01:00 habeenimada 12-ka septeembar waxay laanta idaacaddu idiin soo gudbin doontaa tirada codadka doorashada ee dalka. Maxkamadda racfa...

9 Sep 20223min

Wararka maanta ee Raadyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka isutagga shirkadaha ka ganacsada cuntooyinka ayaa ayaa qaylo dhaan ka keenay qiimaha korontada oo cirka isku shareeray. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa raba ...

8 Sep 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xulka hablaha kubbadda cagta Iswiidhen oo 5 iyo 0 kaga adkaaday xalay xulka dhiggooda ee dalka Finland. Saadaalinta taageerada codbixiyeyaasha oo lagu ogaadey iney ...

7 Sep 20222min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden

Miino iswiidhish ah ee sannadkii 1931 la sameeyey oo laga helyiyada oo sabeeyneeysa biyaha jasiirrada Stockholm, middaasina oo la qarxiyey. Xulka hablaha Iswiidhen ee kubbadda cagta oo ay caaw is heli...

6 Sep 20222min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
rss-krimstad
p3-krim
blenda-2
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
fordomspodden
rss-krimreportrarna
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
krimmagasinet