
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Tobias Billström oo ka faallooday tallaabadii dalka Ruushku ku kacay. Ku hadalka mobaaylka bulshada Sweden oo markii ugu horreeysay sannadka tagay hoos u dhacay 6 boq...
25 Maj 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Saddex dumar ah ayaa u geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay agagaarka magaalada Vimmerby.Khayraadka dabiiciga ah sida shidaalka iyo macdanta, haddii aan la lahayn ...
24 Maj 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Wiil 15 ah oo lagu dhaawacay Iskuul ku yaalla Örebro. 48 oo loo haysto inay lunsadeen lacagta tageerada waxbarashada ee (CSN) degmada Markryd. Wakhti kulaylaha oo loo baahdo shaqaale badan waqooyiga I...
23 Maj 20232min

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen
Ganacsatada iyo shaqa bixiyeyaasha waqooyiga Iswiidhen ayaa cabsi soo wajahday, kadib maray xukuumaddu ku dhawaaqday in la adkeyn doono shuruudaha dadka shaqada dalkan u yimaada. Maxkamadda degmada Um...
22 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Xildhibaan lagu tuhunsanaa galmo iibsi oo dacwadiisii hordhaca ahayd hoos loo dhigay. Toogashooyin ka dhacay Stockholm iyo Göteborg arbacadii iyo khamiistii. Ardayda dhigata fasalada afraad oo fahanko...
19 Maj 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa weli socda howlgalada lagu soo xirayo dadkii ka qeyb qaatay rabshadihii Påsk ee sannadkii 2022. Dhakhtar cabsi ka muujiyay ardayda qaacisa cigaarka E-cigaretter iyo xoolaleyda Glad bonder oo ka ...
17 Maj 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka ku biiraya A-kassa oo si aad ah u kordhaya. Ninisagii la toogtay misana lagu helay dambi, xukuna lagu riday iyo roondooyinka habeenkii ee hooyooyinka xaafadda Tensta Stockholm.
16 Maj 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda sare oo oggolaatay dhageysiga dacwad nin hore loogu waayay dambi kufsi gabar 10 jir. Sarkaald bileys oo dukaan ka xaday alaab misana isku dayday in ay hoos u dhigto dacwaddii xatooyadaasi i...
15 Maj 20232min






















