Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Filin cusub oo si muuqata u muujinaya godka markabkii Estonia, M oo maalgelin ballaaran gelinaya hayadaha cadaaladda iyo Baska oo albaabka hore oo kaliya laga galayo

27 Sep 20211min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale.

24 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Heeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale.

23 Sep 20211min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Wareeysi aanu la yeelanay Xuseen Maxamed Cabdulle oo ah masuulka mareegta iyo mad-bacadda Laashin. Sido kale haween la xidhay ka dib lagu tuhmay in ay la garab dagaalantay Daacesh.

22 Sep 20211min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga Socialdemokraterna oo hindise cusub oo ku saabsan iskuulada dalkan la timid, dawladda oo shirkada Cementa u oggolaatay qoditaanka nuuradda ay ka waddo Gotland iyo warar kale.

21 Sep 20211min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dawladda oo maanta soo bandhigtay miisaaniyadooda iyo natiijada doorashada kaniisadda.

20 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Tirada u dhinta covid-19 oo sii kordhay iyo hooyo da´ yar oo ku daashay magaalada Boden.

17 Sep 20211min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dowladda oo dooneysa in carruuraha 12 ilaa 15 jir laga tallaalo Covid 19. Göteborg xarrumo lagu hayo waayeeladda oo Corona ka dilaacay. Hey'adda caafimadka bulshada oo kula talisay in dumarka uurka leh ey qaataan tallaalka Covid 19

16 Sep 20212min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
motiv
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
grans
blenda-2
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-frandfors-horna
svd-dokumentara-berattelser-2
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
spotlight