Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda.

Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil.

Haweenka dhallinyarada ah ee shaqeeya oo 54% oo aan runsaneyn in ay shaqayn karaan ilaa da'da hawlgabka.

Avsnitt(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin sa...

1 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Dec 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Nov 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Nov 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena.

26 Nov 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Haweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka.

25 Nov 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Shilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay wasiiro ka yihiin Sverigesdemokraterna.

21 Nov 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Kubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano

21 Nov 20251min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-expressen-dok
aftonbladet-daily
motiv
rss-vad-fan-hande
rss-aftonbladet-krim
blenda-2
dagens-eko
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
grans
krimmagasinet
politiken