
Maanta iyo wararka radio Sweden
Tirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu leeyahay taliska Iiraan. Suuqa saamiyada Stockholm ayaa hoos u dhacay ka dib hadalkii Trump.
3 Feb 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad.Waxa la doonayaa in la soo saaro sharci xadidaayo da'ada lagu iibsan karo cabitaanka tamarta.17 jir ayaa rumaanka loo dhigay tuhun dil loo geeystay nin 30-meeyo jir ah.
31 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Maamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hayadda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis dawladeed oo adeeg lagu bixiyo mid ka mid ah ayaa dhici karto in gabi ahaanba la xiro.
30 Jan 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoodu kordhayo, islamarkaana shaqo abuur cusub abuurto. Shirkada Tele2 oo shaqaalaheeda dhimeeysa sababo la xirriira dib u eegis maaliyeed.
29 Jan 3min

Wararka maanta iyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm.Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa ayaa kaalinta saddexaad ka galay tartanka cunto karinta.Ururada shaqaalaha oo qabanqaabiya shaqalaha aqoonyahanada ayaa xubnahooda kordhay.
28 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm.Hay’adda Kronofogden oo deeyn ku leh dad tiradoodu gaarayso 436,996 qof.1,076,148 jiir ayaa dabin lagu qabtay sannadkii 2024.
27 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.
24 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.
23 Jan 2min






















