
Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhowr ka mid ah wargeeysyada Turkida ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay shan siyaasi oo Iswiidhish ah oo ey ku eedeeyeen in ay gacan saar la leeyihiin ururka Kurdiyiinta ee PKK oo Turkiga iyo Midowga Yurub u aqoonsan yihiin urur argagixiso ah iyo warar kale
27 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta waxaa kulmaya wufuud ka kala socota Sweden,Finland iyo Turkiga si ay uga doodaan shuruudaha Turkigu uu ku xiray labada wadan si uu u ansixiyo codsigooda ku biiritaanka NATO. iyo wararkale
25 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka dhaqdhaqaaqa adhileeyda Sweden wuxuu soo dhaweynayaa in dowladdu ay hadda dhimi doonto tirada yeyda Iswiidhen iyo warar kale
24 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT. Turkiga oo ogolaaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in ay waqti dheer qaadato sida uu sheegey professor Huseyin Bagci. Tan iyo sannadkii 2017 tirada carruurta iyo dhallinyarada xiriir la leh cilmu-nafsiga carruurta iyo dhallinyarada ayaa kordhay 14 boqolkiiba iyo warar kale.
23 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos loo dhigay mar kale. Dowladda ayaa go'aan ku gaartay in cudurka viruska Fin-daanyeerka loo aqoonsado cudur guud oo khatar ah iyo warar kale
20 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka ee garabka midig ayaa u muuqda hadda in ay aad ugu howlanyhiin dhanka internetka oo ay ku faafiyaan fikiradooda, iyo warar kale
19 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga Miljöpartiet ayaa soo hordhigay baarlamanka Iswiidhen shuruudda ah in sida ugu dhakhsiyaha badan loo dejiyo xeer cusub oo ka mamnuucaya in Iswiidhen la keeno quwada nukliyeerka, iyo warar kale
18 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xiriirey dalabaadka taageerada dhaqaale ee ururrada diiniga ah, iyob warar kale
17 Maj 20223min






















