Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Muwadin Iswiidhish ah oo da'diisuna tahay 60-dameeyo jir ayaa lagu qabtay dalka Iiraan. Cimilada qabow ayaa halkeedii ka sii wada inay saameeyn ku yeelato safarrada tareennada. Xaalad taagan maahan in...

18 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dilaagii boliiska ee Jackie Arklöv ayaan xabsiga la sii deyn doonin sannadaha foodda innagu soo haya. Ey weerar ku qaaday saddex caruur ah muddo gaaban gudaheed ayaa la dili doonaa, sida ay sheegeen m...

17 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen

Shaqo la'aanta oo si aayar ah u sii kordheysa. Calool xanuunka ee carruurta ayaa aad hoos ugu dhacay sannadihii u dambeeyay. Shirkadda soo saarta batariga ee Northvolt ayaa maalgelin balaayiin karoon ...

16 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 16 jir ah ayaa loo xidhay tuhun ah in uu dilay wiil ay isku da' ahaayeen dilkaasi oo ka dhacay gobolka Skåne. Caawa ayaa lagu abaalmarinayaa biladda Guldbaggegalan qofkii muujiyey dedaalkii ugu f...

15 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Baasaboorka Iswiidhishka, waxaa lagu tegi karaa 193 waddan. Isticmaalka lacagta caddaanka ahi ma noqon doonto mid suusha. Xumbada qubayska ee carruurta ayuu si fudud dab u qabsan karaa.

12 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Buuga xaaladda degdegga ah ayaa u gadis badan. Hooyo da, yar iyo gabadheeda oo hal sano jirta ayaa dhintay dayrtii la soo dhaafay kadib markii ay ku sumoobeen boqoshaaga. Ey ayaa weerar ku qaaday wiil...

11 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin maanta lagu xukumay sagaal sano iyo bar xarig ah. Shaqa ka fariisiga ka dhici doona dareewallada tareemmada dalka Jarmalka. Hoos ayaa loo dhigay dacwad laaluush ahayd oo lagu soo oogay siyaariyiin...

10 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dugsiga Smedhagsskolan oo ku yaalla xaafadda Hässelby ayey dhallaanku waxbarashada bilaabaan sagaalka subaxnimo afar maalmood asbuucii, waana arrin socday muddo toban sannadood ah. Waana mid caafimaad...

9 Jan 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
olyckan-inifran
rss-flodet
rss-expressen-dok
spar