Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Toboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xilliga jiillalka oo la adkeeyey.

Avsnitt(1000)

Maanta iyo wararka Sweden

Maanta iyo wararka Sweden

Hannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan ka wareysanay xaalkooda.

13 Okt 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Go'aan ka yimid kiiski nin dad ku midiyeeyey vetlanda, kalkaaliye lagu soo oogay dambi kufsi ah iyo xafladda dhaqanka soomaalida ee Järfälla.

12 Okt 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Abaalmarinta dhaqaalaha Nobel, Nin lagu dhaawacay Malmö iyo Xulka Sweden oo la ciyaaraya kan Giriiga

11 Okt 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Biladda nabadda Nobel oo lagu dhawaaqay, Nin loo heysto dab ka dhacay Stockholm iyo Shaqaalaha diida tallaalka iyo beddelka shaqooyinkooda

8 Okt 20212min

Wararkii maanta iyo Sweden

Wararkii maanta iyo Sweden

Biladda Nobeelka suugaanta. shaqa la'aanta oo ah midda ugu muhiimsan ee dadka ku khasabta dalabaadka taageerada caydha. Xanuunnada maskaxda iyo dhallaanka soomaaliyeed.

7 Okt 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Nin loo haystey qarixii Göteborg oo isaga oo mayd ah la helay, FHM oo da' gaar ah ka joojisey adeegsiga tallaalka Moderna & nin loo qabtay qof xalay lagu diley Linköping

6 Okt 20211min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Booliiska oo ku baxay bambo laga sheegay Ljungby, qof dhaawac ah iyo guri gubtey & in sharciga ilmaha la iska soo tuuro wax laga bedelo oo la taageeray

5 Okt 20212min

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey

Xisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu eedeyey dilkii askari Göteborg lagu dilay oo dembi baarista lagu sii heyn dono.

1 Okt 20212min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
motiv
fordomspodden
rss-viva-fotboll
flashback-forever
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
dagens-eko
olyckan-inifran
svd-dokumentara-berattelser-2
grans
rss-frandfors-horna
blenda-2
rss-flodet
rss-krimreportrarna
krimmagasinet