
Wararkii ugu dambeeyey & Sweden
Dowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.
8 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Shaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah.
7 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Sweden oo usii dhowaanaysa usoo bixitaanka Koobka Adduunka, dugsiyada oo uu kusii fidayo cudurka Covid-19 & dadka xaafadda Angered oo ka hadlaya qaadashada tallaalka oo la sheegay inay ku liitaan.
3 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Gobol soo rogaya in qofkii aan tallaalnayn aan shaqo la siinin, Sweden oo shaacisay da'da uu haatan ku badan yahay cudurka Covid & Sweden oo caawa Spain ku wajahaysa kulan adag.
2 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Dadka dhashay 90-kii & 2000 oo suuxa marka la siiyo tallaalka Covid-19, niman lagu qabtay beer xashiis ah oo la xukumay & caymis dalabka daadadkii Gävle oo aad u kordhay.
1 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Dad qaatay labada kuuro ee tallaalka oo uu Covid ku dhacay, Dowladda oo casriyaynaysa sharciga cudurrada safmarka ah & Anna Beck oo billad qalin ah heshay.
31 Aug 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Ardayda oo ay kirooyinka guryuhu qaali ku yihiin, waalid ilmohooda ku tacaddiyey oo xabsi lagu xukumay & nin boqollaal xamaarato ah meel ku haystey oo xabsi la dhigay
30 Aug 20211min






















