
Wararka maanta ee Sweden.
Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna oo xilka iska casishay iyo warar kale.
8 Apr 20221min

Wararka maanta ee Sweden.
Macallin shaqada laga eryay ka dib uu fideeyow sharci darro ah daabacay iyo warar kale.
7 Apr 20221min

Wararka maanta ee Sweden.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dembiyada loo geeysto hawlgabka oo kor u kacay iyo warar kale.
6 Apr 20222min

Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale
5 Apr 20222min

Wararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hay’adda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo tallaalki 4aad ee Covidka siisneysa dhammaan dadka da’doodu gaareyso 65sanno, Sugitaanka paaspoorka oo saf habeenkii loogalay iyo warar kale...
4 Apr 20222min

Wararka raadiyaha Sweden
Macalimad isxilqaamay oo rabta in ay qoxootiga Yukreyn barata afka Iswiidhiska, Maxkamada Malmö oo nin ku eedeeysay fal-dambiyeed musuq iyo warar kale.
1 Apr 20222min

Wararka maanta ee Sweden.
Degmooyinka oo ay khasab ku noqonayso in ay qaabilaan qaxootiga Yuukraain iyo warar kale.
31 Mars 20222min

Wararka maanta ee Sweden.
Iswiidhan oo aan u gudbin koobka aduunka kubada cagta iyo warar kale.
30 Mars 20222min






















