
Wararka maanta iyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm.Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa ayaa kaalinta saddexaad ka galay tartanka cunto karinta.Ururada shaqaalaha oo qabanqaabiya shaqalaha aqoonyahanada ayaa xubnahooda kordhay.
28 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm.Hay’adda Kronofogden oo deeyn ku leh dad tiradoodu gaarayso 436,996 qof.1,076,148 jiir ayaa dabin lagu qabtay sannadkii 2024.
27 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.
24 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.
23 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Afar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.
22 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Labo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.
21 Jan 2min

Wararka maanta iyo Sweden
Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.
20 Jan 3min

Wararka maanta iyo Sweden
Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada ku yaalla magaalada Malmö ayaa aad kor ugu kacday.
17 Jan 2min






















