
Wararkii maanta & Sweden
3 qofood oo isbitaalka loola cararay Upplands-Bro, Magdalena Anderson oo waqti loogu daray & caqabadda hortaagan + Sweden oo ciidan u diri karta Ukraine.
16 Nov 20212min

Wararka maanta ee Sweden.
Kharashka caanaha oo kor u kici kara, hogaamiyaha xisbiga S oo berri la kulmi doonta guddoomiyaha barlamaanka iyo warar kale.
15 Nov 20212min

Wararkii maanta iyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malmö oo ammaankeedu ka soo reeynayo sida baaritaan lagu ogaadey.
8 Nov 20212min

Wararka maanta iyo Sweden
Magdalena Andersson-Hoggaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna. 40 waddan oo ballan qaadey iney dhuxusha ka maarmi doonaan. Yurub oo uu ka bilowday hirkii afaraad ee covid-19.
4 Nov 20212min

Wararka maanta ee Sweden.
Shirweeynihii xisbiga S oo maanta bilaabmay, go´aan cusub oo ka yimid dawladda iyo warar kale.
3 Nov 20212min

Wararkii maanta & Sweden
Hindise iska horkeeni kara boostaalayaasha & kooxaha daroogada, jidad loogu magac daray aqoonyahanno cunsuri ahaa oo magaca laga bedelayo & Hay'adda Daryeelka Bulshada oo ka dayrisay guddniinka gabdhaha.
2 Nov 20212min

Wararka maanta ee Sweden.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhaleecayn loo soo gudbiyay heeyada caafimaadka, tirada u dhintay covid-19 oo kor u kacay iyo warar kale.
29 Okt 20212min






















