Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Heeyada socdaalka ayaa sheegtay in ay 500 shaqaale oo cusub ka shaqaleeysiin doonto wakhtiga fooda inugu haya iyo warar kale.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo wiil 15 jir ah. Deeq-bixiye shahwo oo hidde-sidaha qaarkii laga heley isbeddel.

10 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukun la xaqiijiyay oo ku saabsan maalgelinta IS ee Tiktok. Darawal bas oo seexday isagoo isteerinka haya. Hal qof ayaa la qabtay oo lagu tuhunsan yahay inuu alaab ka xaday waayeel ku jirey cusbitaal.

9 Dec 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo

8 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.

3 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin saaxiibkii dilay oo lagu maxkamadeeyay Kalmar.

1 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Dec 20253min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
motiv
rss-viva-fotboll
aftonbladet-krim
spar
blenda-2
krimmagasinet
fordomspodden
rss-vad-fan-hande
politiken
rss-sanning-konsekvens
grans
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
svd-dokumentara-berattelser-2
aftonbladet-daily
dagens-eko