Wararka Maanta  ee Sweden

Wararka Maanta  ee Sweden

Dad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo faldambiyeed ka dhacay Dukaanka ICA-Härvan iyo wararka kale oo dheeraad ah kala soco bogeena

Gobolka jämtland oo soo guryo badan u helay dadka qaxootiga

Avsnitt(1000)

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Carruurta oo Förskola kusoo noqon kara 24 saac kaddib haddii aysan qandhaysnayn, Sweden oo la wareegaysa hoggaanka ciidanka jooga Mali & Waalidiin Soomaali ah oo ku lugeeyay Rinkeby & ujeedka.

1 Nov 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhaleecayn loo soo gudbiyay heeyada caafimaadka, tirada u dhintay covid-19 oo kor u kacay iyo warar kale.

29 Okt 20212min

wararka maanta iyo sweden

wararka maanta iyo sweden

xaaladihii ugu dambeeyay ee covid-19.Karin tegnel oo loo caleema saaray agaasimaha guud ee hayadda caafimaadka bulshada.Mustafe Cabdiraxmaan "waxaan qoray book anfacaya dhalaanka soomaalida

28 Okt 20212min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dowladda oo ku baaqday doos seddexaad oo talaal ah.Dacwad ka dhan ah wiil dilay Askari oo Jumcaha furmaya.Dowladda oo qobaro u saartay ilmo waa hore dalka dibaddiisa lagasoo kaxaysanjiray

27 Okt 20212min

Wararka maanta iyo Sweden.

Wararka maanta iyo Sweden.

bulshada swedishka oo siwayn uga welwelsan aaladaha Bulshada.15kun oo qof ayaa sweden ugu geeriyootay Covid-19.Safiya Gacal "xaafadda Tjärna Ängar waa xaafad aad u wanaagsan.

26 Okt 20212min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Caruurta 4-jirrada cayilan oo soo badanaysa.biyo la'aan looga digayo dadka ku dhaqan Skåne.warshadda shirka Eberspächer oo la jabsaday.

25 Okt 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dilkii Einar iyo Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku tagtay magaalada Boden.

22 Okt 20211min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Furiinka ugu badan Sweden oo dhaca Bisha October. Ardayda waalidkood guryaha ku caawiyaan oo natiijo sare helo.sidee ufaaraan hablaya Soomaaliyeed ee Sweden ku dhashay?

21 Okt 20212min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
motiv
rss-viva-fotboll
flashback-forever
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
blenda-2
dagens-eko
rss-vad-fan-hande
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
grans
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-flodet